Canberra —
Dowladda Australia ayaa dib u billowday qarashka ay ku bixin jirtay hay’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan gargaarka Falastiiniyiinta ee loo soo gaabiyo UNRWA.
Australia ayaa ka mid aheyd dalal lacagta ka jaray hay’addan, oo sidoo kale ay ku jiraan Mareykanka, Canada iyo kuwa kale, kadib markii Israel ay ku eedeysay in shaqaale ka tirsan ay ka qeb-galeen weerarkii October 7.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya ibraahim Xasan Daandurey.
Madal