Tirada dhimashada Ciidamada Burkiino Faso ayaa gaartey 51 kadib weerar ay soo qaadeen mintidiinta toddobaadkii hore.
Warbixin ay amuurtaasi ka qortey wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.