War Deg-Deg ah

Askar Mareykan ah oo lagu la'yahay Gacanka Gacmeed oo la baadi goobayo

Maraakiibta iyo diyaaradaha Mareykanka ayaa dadaallo ka wada xeebaha gacanka Cadmeed si loo soo helo labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo la la’yahay.

Warbixin ay wakaaladda wararka Associated Press ka qortey arrintan waxaa soo koobaya Falastiin Axmed Iimaan.

Askar Mareykan ah oo lagu la'yahay Gacanka Gacmeed oo la baadi goobayo

No media source currently available

XS
SM
MD
LG