Gaarisa —
Laba askari ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax deegaanka Gaarisa lagula beegsaday gaari ay lahayeen ciidmada booliska ee dalka Kenya.
Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray Gaarisa.
Facebook Forum