War Deg-Deg ah

Shan askari oo ku dhintay dagaal ka dhacay Ceel-barde

Inka badan shan Askari oo ka tirsan ciidamada milateriga ee dawladda Federaalka ah ee Somaaliya, ayaa ku geeriyooday dagaal ku dhex maray degmada Ceelberde ee gobolka Bakool,

Sida uu ku soo waramayo weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Warbixinta dagaalka Ceel-barde.m4a

No media source currently available

XS
SM
MD
LG