Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardayda Soomaalida ah ee Kenya oo kaalimaha hore ka galay imtixaankii dusiga sare

Ardayda Soomaalida ee wax ka barata dugsiyada sare ee Kenya ayaa ka mid noday ardayda safka hore kasoo gashay natiijooyinkii imtixaanka fasalka ugu danbeeya ee dugsiga sare ee Kenya.

Sidoo kale, iskuullada ay Soomaalida maamusho ee magaalada Nairobi, ayaa iyana ay ardaydu guulo soo hooyeen.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray, Khadar Maxmuud Xareed.

Ardayda Soomaalida Ken
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG