War Deg-Deg ah

Ardayda gobolka Soomaalida oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Ardayda gobolka Soomaalida
Ardayda gobolka Soomaalida

Kumannaan arday Soomaali ah oo kasoo kala jeeda gobollada dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saakay u fariistay, imtixaanka shahaadiga ah ee looga gudbayo dugsiyada sare.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Ardayda gobolka Soomaalida oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

No media source currently available

XS
SM
MD
LG