Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ee sida ay u dhacday doorashada Mareykanka

Waxaa socota tirinta codadka doorashada madaxweynaha Mareykanka oo ay ku loolamayaan Donald Trump iyo Kamala Harris, ayada oo weli aan lagu dhowaaqin natiijada rasmiga ah.

Haddaba aragtida labada xisbi waxaan ka wareysanay Xaashi Shaafi oo taageera xisbiga Dimoqraadiga iyo Faysal Deri oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga.

Aragtida Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ee sida ay u dhacday doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:43 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG