Washington —
Xubnaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay u codeeyay in mansabka laga xayuubiyo wasiirka Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas.
Jamhuuriga ayaa ku eedeeyay Mayorkas in uu mas'uul ka yahay qulqulka muhaajiriinta sharci-darrada ah ee sanadkii hore ka soo gudbayay xadka Mareykanka iyo Mexico.
Warbixin uu soo diray wariyaha VOA Ken Bredemeier, waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal