Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Cad oo Ruushka u sheegay inuu laba arrin kala doorto


BIDEN PUTIN
BIDEN PUTIN

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa xulufada NATO iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa meel xun gaartay iyado Aqalka Cad ee Mareykanka uu u yaboohay Ruushka inuu laba arrimood kala doorto.

Labadaas arrin ayaa kala ah; Duulaan uu ku qaado Ukraine oo uu cawaaqib xun kala kulmo, ama wadaxaajood nabadeed – oo hadda uu Putin u arko waji-gabax.

Haddaba maxay tahay tallaabta xigta ee Putin? Wariyaha VOA-da Anita Powell ayaa warbixintan ka diyaarisay. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.

Aqalka Cad oo Ruushka u sheegay inuu laba arrin kala doorto
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

Dhinaca kale, waxay ay salka ku hayso xiisadda Ukraine iyo waxa ay dunida uga dhigan tahay haddii uu dagaal dhaco ayaa waxaan ka wareysanahay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo bartay xiriirka Caalamiga kuna Gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka. Maxamed Colaad Xasan ayaa wareystay.

Wareysiga Cabdiqafaar Cabdi Wardheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00






XS
SM
MD
LG