War Deg-Deg ah

Amuuraka Mareykanka: Go'aanka lagu mamnuucayo TikTok

Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay go’aanka ay dowladda Mareykanka ku manuuceyso barta TikTok iyo sababaha loo cuskanayo.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Amuuraka Mareykanka: Go'aanka lagu mamnuucayo TikTok

No media source currently available

XS
SM
MD
LG