London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka, waxaan toddobaadkan ku eegeynaa xiriirka dowladaha Sacuudiga iyo Mareykanka kadib dilkii wariye Jamal Khashogi.
Barnaajimka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.