Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Tallaabada ay qaaday Turkey ee ka dhanka ah Israel


Turkiga ayaa ku dhawaaqay xannibaado uu saaray tobannaan ka mid ah badeecooyinkiisa oo lo dhoofin jiray Israa'iil, kuwaas oo ay ka mid yihiin, sibirka iyo shidaalka diyaaradaha, taasoo keentay in Israa’iil ay ku hanjabto tillaabooyin ganacsi oo aargoosi ah.

Haddaba barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waan ku eegeynaa xiriirka labadda dal, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Amuuraha Islaamka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG