Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Taageereyaasha Carabta ee Koobka Adduunka oo ka horyimid suxufiinta Israa'iil


Warbaahinta caalamka ee tebineysa Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar waxaa ka mid ah kuwa Israa'iil, hase yeeshee taageereyaasha Carabta iyo weliba kuwa kale ee caalamka ayaa ka horyimid howl-maalmeedka suxufiyiinta Isreal.

Haddana sidee arrintaas ku dhacday? Wariyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan ku eegaya.

Amuuraha Islaamka.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG