London —
Wixii ka dambeeyay duullaankii uu Ruushku ku qaaday waddanka ay deriska yihiin Ukriane, waxay Mosccow dadaal ugu jirtay sidii ay ku xoojin laheyd xiriirka kala dhexeeya waddamada caalamka, gaar ahaan kuwa bariga dhexe iyo dunida Islaamka.
Haddaba barnaamijka Amuuraha Islaamka ee Toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dadaallada uu Ruushku ku doonayo inuu xiriir kula sameysto dunida Islaamka, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.