Dimishiq —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay dalka Suuriya, halkaasi oo in ka badan 50 sano kadib xukunka laga tuuray qoyska Al-Asad, iyo waxa xiga hadda.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal