Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Sidee ayay UK ugu lug leedahay dagaalka Yemen?


Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna dowladda UK oo lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay dagaalka Yemen maadaama ay hub ka iibiso dowladaha militari ahaan ku jira dagaalkaas.

Waxaa barnaamika soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Amuuraha Islaamka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG