Riyad —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxaan ku eegeynaa hoggaamiyaha Xi JIngpin ayaa la filayaa in safarkiisii ugu horreeyay muddoo labada sanadood ah inuu ku tago Sacuudi Carabiya, taas oo falanqeeyeyaashu ay sheegeen in Shiinuhu uga faa'iideynayo xiisadda Riyad iyo Washington.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.