London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 14 sano kadib billowgii Kacdoonka Gu’ga Carabta, maxaa laga dhaxlay, maxaase iska beddelay dalalkii kacdoonka ka guuleystay ee madaxdii maamuleysay xilka laga tuuray?
Waxaa London ka soo direy Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Madal