London —
Barnaamijka Umuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay rabshado dhowaanahay ka dhacay dalka UK oo lala beegsaday Muslimiinta Britain, kuwaas oo ay ku lug lahaayeen kooxaha xagjirka ah ee midigta fog, kuwaas oo sare u qaaday cabsida la xiriirta in Islaam naceybka ku soo badanayo dalkaas.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal