Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amniga Dhadhaab oo laga shiray kadib weeraro ka dhacay


Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa bulshada qaxootiga ah ku nool xeryaha Dhadhaab kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen sugidda amniga deegaanka iyo ka hortagga isticmaalka maan-dooriyaha oo ku soo batay xeryaha qaxootiga iyo deegaanada ku xeeran.

Kulanka saraakiisha iyo bulshada Dhadhaab ayaa imanaya iyadoo muddooyinkii dambe gudaha xeryaha qaxootiga ay ka dhaceen weeraro toorrey loo adeegsaday.

Cabdisalaan Salas oo VOA halkaasi uga soo warrama ayaa wabixntaan Dhadhaab ka soo diray.

Amniga Dhadhaab oo laga shiray kadib weeraro ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG