Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika

Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib u dhac iyo in kharash fara badan uu ku baxo.

Warbixin ay qortey wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG