Addis Ababa —
Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumaddiisa ayaa sida ay sheegeen masuuliyiin iyo warbaahinta dawladu, kulankii u horreeyey la yeeshay hoggaamiyeyaasha TPLF tan iyo markii heshiiska nabadeed la gaaray bishii November
Warbixin ay wakaalada wararka ee AFP arintan ka qortay waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.
Facebook Forum