Dibadbaxayaal tiro badan ayaa isugu yimid banaanka xarunta uu ka socdo shirka Jamhuuriga ee magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaga oo adeegsanaya farsamooyin kala duwan oo ay farriintooda ku gudbinayaan.
Dibadbaxyada Shirka Jamhuuriga

5
Haweeney dibadbaxe ah oo haysata dhalo biyo ah. (July 19, 2016).

6
Musharaxa aaminsan horumarinta bani aadamka Zoltan Istvan oo taageerayaal la taagan. (July 19, 2016).