Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta ka dhalan karta hakinta gargaarka Mareykanka ee Ukraine


USA-TRUMP/CONGRESS
USA-TRUMP/CONGRESS

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii amar ku bixiyay in si degdeg ah loo joojiyo kaalmo milatari oo la siin lahaa dalka Ukraine.

Xukuumaddiisa ayaa sheegtay in tallaabadan ujeedadeedu tahay in dhinacyada lagu cadaadiyo inay miiska wadahadalka isugu yimaadaan si xal nabadeed loo helo.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo hoggaamiyeyaasha Yurub ay ku adkeysteen in hubka la siiyo Kyiv uu muhiim u yahay, balse waxaa soo baxaya su’aalo ku saabsan inta Ukraine dagaalka sii wadi karto.

Wariyaha VOA-da Henry Ridgwell ayaa warbixintan ka soo diray London, Xuseen Maxamed ayaa faahfaahinta inoo haya.

Saameynta ka dhalan karta hakinta gargaarka Mareykanka ee Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG