Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka dhex taagan Soomaalida iyo Oromada Itoobiya


Ogaden region of Ethiopia
Ogaden region of Ethiopia

Afarta xisbi siyaasadeed ee mucaaridka ah ee ka dhisan Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Talaadadii soo saaray warmurtiyeed ay kaga jawaabeen bayaan dhawaan kasoo baxay xisbiyada mucaaradka Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya, kuwaas oo kala ah OFC iyo OLF.

Labadaasi xisbi ayaa sheegay inay dib usoo ceshanayaan lahaanshaha magaalooyinka Diridhabe iyo Mooyaale, oo ah magaalooyinka ugu caansan kuwa Soomaalida ee Itoobiya. Xisbiyada mucaaradka ee Ismaamulka Soomaalida ayaa arrintaasi ku tilmaamay damac aan la aqbali karin.

Haddaba, arrintan ayuu wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa, ka wareystay Afhayeenka Xisbiga FEB, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Xisbiyada Deegaanka Soomaalida, Cabdinuur Cabdullaahi Faarax.

Xiisad ka dhex taagan Soomaalida iyo Oromada Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG