N'Djamena —
Falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda caalamiga ah ayaa sheegaya in dacaayadaha iyo wararka marin-habaabinta ah ee Ruushka ay door muhiim ah ka ciyaareen ka bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale oo ka tirsan gobolka Saaxil ee Galbeedka Afrika.
Wariyaha VOA, Henry Wilkins, ayaa warbixintan ka soo diray magaalada N'Djamena, caasimadda dalka Chad. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.
Madal