Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sacuudiga oo qisaasay nin Soomaali ah

Riyadh
Riyadh

Dowladda Sacuudiga Carabiya ayaa maanta qiyaastay nin Soomaali ah oo ka mid ah 45 maxaabiis Soomaali ah oo lagu helay inay dalka Sacuudiga galinayeen mukhaadaraad sida uu VOA u xaqiijiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga. Maxaabiista kale ee Soomaalida ah ayaa dowladda Somalia ka codsaday in la badbaadiyo.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo la hadashay safiirka iyo maxaabiista xiran ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Boosaaso.

Dhageyso qisaasta Sacuudiga.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG