Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?


Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, wadahadalladaasi oo ugu dambeyntii keeni kara shir-madaxeed nabadeed oo dhexmara madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy.

Warbixintan ay Reuters qortay oo soo xiganeysa dhowr sarkaal oo arrintan la socda ayaa waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Imaaraadka oo doonaya martigelinta Ruushka iyo Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG