Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartanka guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya


Xarunta Dhexe ee Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa, Ethiopia
Xarunta Dhexe ee Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa, Ethiopia

15-ka bishan oo ku beegan maalinta Sabtida ah ayaa madaxda dalalka Afrika uu kulan-madaxeedkoodu ka bilaabanayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Kulankan ayaa lagu dooran doonaa guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. Jabuuti oo wasiirkeeda arrimaha dibadda, Maxamuud Cali Yuusuf, uu xilkaasi u tartamayo ayaa faahfaahin ka bixisay dadaalkeeda ku aaddan in jagadaasi ay ku guuleysato.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa qadka telfoonka ee Addis Ababa kula xiriiray Xildhibaan Cabdow Ciise oo ka mid ah wafdi ay Jabuuti u dirtay magaaladaasi, waxaana uu weydiiyay dhaqdhaqaaqa guud ee ka socda magaalada Addis Ababa iyo diyaargarowga shir-madaxeedka Afrika.

Halkan ka dhageyso wareysiga Xil. Cabdow Ciise
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG