Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dacwaddii Eric Adams oo laga laabtay


Dacwaddii Eric Adams oo laga laabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:57 0:00

Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa Isniintii u sheegtay dacwad-oogayaasha federaalka ee New York inay joojiyaan eedeymaha musuqmaasuqa ee ka dhanka ah duqa magaalada New York, Eric Adams, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay ku-simaha xeer-ilaaliyaha guud, Emil Bove.

Madal

XS
SM
MD
LG