Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyay ee gurmadka iyo baaritaanka shilkii diyaaradaha ee Washington, DC


Weli waxaa socda baadi-goobka qaar ka mid ah meydadka dadkii ku dhintay shil dayuuradeed oo habeenkii Arbacadii ka dhacay magaalada Washington, DC ee caasimadda Mareykanka.

Shilkan ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen dayuurad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda American Airline oo ay 64 qof saarnaayeen iyo diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin miltariga Mareykanka.

Burburka dayuuradaha ayaa ku dhacay Wabiga Potomac ee u dhow garoonka diyaaradaha ee Reagan, waxaase la sheegay in dhammaan dadkii saarnaa diyaaradaha ay wada dhinteen.

Haddaba, Maxamed Colaad Xassan ayaa shilkan faahfaahintiisa ka wareystay, Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha Mareykanka.

Halkan ka dhageyso falanqeyn ku saabsan shilka diyaaradaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG