Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu saxiixi doono digreeto madaxweyne oo hay'adaha difaaca iyo amniga gudaha ee maamulkiisa ku amraysa inay diyaariyaan, xabsi uu sheegay in laga dhisaayo jasiiradda Guantanamo Bay ee dalka Cuba, kaasoo lagu heyn doono muhaajirinta sharci darrada kusoo galay Mareykanka ee lasoo qabqabto.
Warbixin ay arinkaan ka diyaarisay wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara waxaa noo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Madal