Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dekadda Jabuuti oo soo kordhisay adeeg muhiim ah

Jabuuti Djibouti
Jabuuti Djibouti

Maamulka Dekaddaha Jabuuti ayaa sheegay in uu soo kordhiyay nidaam digital ah oo sahliaya xiriirka xafiisyada kala duwan ee dekadaha dalka Jabuti iyo macaamiisha badeecooyinka soo marsada marsoonyinka.

Nidaamka loo soo gaabiyo DPCS ayaa fudeeyay adeegyada dakadaha Jabti. Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramsan Musa.

Dekadda Jabuuti oo soo kordhisay adeeg muhiim ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG