Toddobaadkii hore, Dowladda Kenya waxaa ay dalalka Afrika u oggolaatay in dhammaan ay tagi karaan dalkeeda iyagoo aan soo dalban fiisaha marka laga reebo Soomaaliya iyo Liibiya.
Arintaasi ayaa waxaa ka hadlay dadka falanqeeya siyaasadda iyo ganacsatada Soomaalida ee Kenya.
Haddaba warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Nayroobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.
Madal