Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Russia oo wariyeyaal ku daray liiska isku-diiwaangelinaya sida 'basaasiin shisheeye'

Ksenia Turkova in VOA studio
Ksenia Turkova in VOA studio

War ka soo baxay wasaaradda caddaaladda ee dalka Russia, ayaa lagu sheegay in wariye-yaal u kala shaqeeya warbaahin caalami ah oo ay VOA ka mid tahay lagu daray diiwaanka waxa ay uga yeedhaan basaasiin shisheeye ah.

Wariyeyaasha la bartilmaameedsaday ayaa ka tirsan hay'adaha warbaahineed ee kala ah, VOA, BBC iyo Current Times.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa inoo haysa warbixin ay VOA du ka qortay warkaasi ka soo baxay dowladda Ruushka.

Ruushka oo wariyeyaal ay VOA ku jirto ku daray liiska 'basaasiinta shisheeye'
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG