TEL AVIV — Xukuumadda Israa’iil ayaa xilli dambe oo habeenkii xalay ee ay Sabtida soo galeysay aqbashay, qorshaha xabbad-joojinta ee lala galay ururka Xamaas, kaas oo dhaqangalaya berri oo Axad.
Hadaba, si aan faahfaahin uga helno qaabka uu heshiiskan u dhaqangali doono iyo marxaladihii uu soo maray, ayuu Xuseen Barre, khadka tilifoonka ku waraystay Jaamac Faarax Xasan, oo kaa faalooda arrimaha siyaasadda kuna sugan Jabuuti.
Madal