NAIROBI — Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa kula dardaarmay ardayda dooneysa inay dib u galaan imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare in ay ka faa’ideystaan imtixaan la qaban doono bisha July.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intisar Salah Hussein.
Madal