Beirut —
Sharci-dajiyayaasha Lubnaan ayaa inta badan Isniintii taageeray madaxa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Nawaf Salam, iyaga oo u magacaabay inuu noqdo ra'iisul wasaaraha xiga ee dalka.
Warbixintan ay qortay Margaret Besheer, waxaa noo soo koobaya Ibrahim Hassan Dandurey.
Madal