Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Eastleigh oo ka cabanaya cariiri ka jira suuqa, wareysi

Islii
Islii

Suuqa xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi oo aad u fiday una horumaray ayay mas'uuliyiintiisu sheegeen in uu caqabad weyn kala kulmayo dadka ku ganacsada hareeraha waddooyinka oo ciriiri xoog leh geliyey ganacsiga iyo xaafaddaba.

Haddaba inta ay la eg tahay saameynta ay arrintan ku leedahay habsami u socodka ganacsiga suuqa ayay Caasha Ibraahim Aden ka wareysatay Cumar Axmed, isku-duwaha guud ee guddiga ganacsatada xaafadda Eastleigh.

Ganacsatada Eastleigh oo ka cabanaya cariiri ka jira suuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG