Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tallaalka shuban biyoodka oo laga billaabay Koonfur Sudan


In ka badan 1.1 milyan oo qiyaasood oo ah tallaalka daacuunka ee afka laga qaato ayaa soo gaaray Koonfurta Sudan iyadoo dowladdu ay billowday barnaamij lagu talaalayo in ka badan boqolkiiba 80 dadka.

Laakin wuxuu wajahayaa caqabado badan, oo ay ka mid tahay galangal la,aanta meelaha lala tacaalayo ee uu sida xun uga dilaacay daacuunka.

Sheila Ponnie ayaa warbixintan ka soo dirtay Juba, South Sudan waxaa soo jeedinaya Ibrahim Dandurey.

Tallaalka shuban biyoodka oo laga billaabay Koonfur Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG