Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ingiriiska oo beegsanaya magafeyaasha

Qaar ka mid ah muhaajiriin isku dayeysa in ay u tallaabaan UK
Qaar ka mid ah muhaajiriin isku dayeysa in ay u tallaabaan UK

Dowladdda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay beegsanayaan magafayaasha dadka kasoo tahriibiya biyo mareenka u dhaxeeya Faransiiska iyo Britain.

Arrintan ayaa imineysa kaddib markii afar maalmood gudahood ay 1,500 oo qof soo gudbeen, halka doon ay saarnaayeen 50 qofna ay qaraqantay oo ay ku dhinteen saddex qof. Warbixintan waxaa London nooga soo diray Abdihafid Awil Ismael.

Ingiriiska oo beegsanaya magafeyaasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG