Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Kumuu ahaa madaxweyne Jimmy Carter?


Jimmy Carter
Jimmy Carter

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka.

Carter oo ahaa madaxweynihi 39-aad ee soo xakuma Mareykanka ayay da’diisu aheyd 100 sano.

Dhimashada Madexweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa waxa ay xaley Mareykanka ka aheyd wixii ugu weynaa ee hadal heynta dhalisey.

Si haddaba faah-faafin dheeriya aan uga helno waayihii Madexweyne Jimmy Carte oo shaley galab ku geeriyoodey gurigiisa ku yaal Gobolka Georgia isagaa boqol sano jir ah, ayaan Nuur Xasan Nuur uu ka wareystay, Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxamna Yabarow. Waxana aan ugu horeyn weydiiyey, in uu si kooban uga hadlo taariikhda Carter.

Fallanqeyn ku saabsan geerida Carter
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG