Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo u hanjabay Panama iyo Denmark


Panama Canal
Panama Canal

Xilli uu isu diyaarinayo in uu xafiiska la wareego wax ka yar hal bil, ayaa madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump waxa uu ku hanjabay in kanaalka Panama uu ku soo celin doono Gacanta Mareykanka, waxa uuna cusboonaysiiyay baaqyo ah in uu Greenland ka iibsado Denmark.

Warbixin ay arrintan ka diyaarisay, Madaxa Xafiiska VOA ee Aqalka Cad, Patsy Widakuswara waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Trump oo ku hanjabay inuu Mareykanka usoo celin doono Panama Canal
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG