Qatana —
Ka dib burburkii ku yimid nidaamkii Bashaar Al-Asad ee Suuriya, jabhadaha militariga ah iyo militariga Israa'iil ayaa waxay beegsadeen saldhigyo waaweyn oo dalka oo dhan ah.
Weriyaha VOA Joan Cabases Vega ayaa booqatay magaalada Qatana ee dalka Suuriya, oo ah saldhig ciidan oo ku yaala meel ka baxsan caasimadda, waxayna soo dirtay warbixintan. Waxaa soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal