Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo laga filayo isbeddel dhaqaale oo la taaban karo

Donald Trump
Donald Trump

Dhaqaalaha ayaa ahaa mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee ay daneynayeen cod-bixiyayaasha doorashadii madaxtinimada Mareykanka ee sanadkan.

Iyadoo ay sugayaan ku soo laabashada xukunka ee Donald Trump, dad badan oo Mareykan ah ayaa sheegaya in ay filayaan in horumarinta dhaqaalaha ay noqon doonto mid ka mid ah mudnaanta koowaad.

Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa diyaariyey warbixintan. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.

Trump oo laga filay isbeddel dhaqaale oo la taaban karo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:57 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG