Tehran —
Dowladda Iran ayaa sheegtay in ay toddobaadkan wadaxaajood ku saabsan barnaamijkeeda Nukliyeerka la fureyso waddamada Faransiiska, Jarmalka iyo Britain.
Haddaba, maxaa iminka keenay in Tehran ku dhawaaqdo wadaxaajoodkan? Warbxin gaar ah oo ku saabsan arrintan waxaa magaalada London ka soo diray, wariyaha VOA ee Qaarada Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal