Dhuusamareeb —
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo iyo cod ah, taasoo lagu soo dooran doono madaxweynaha iyo xildhibaannada soo socda.
Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.
Madal