Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Toronto oo xiray dad looga shakisanyahay dhaca baabuurta

CANADA-SHOOTING/CONDO
CANADA-SHOOTING/CONDO

Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Jimcihii xiray, tobonnaan qof oo lagu eedeynayo inay dhaceen ama xadeen gawaari.

Toronto waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada, marka loo eego magaalooyinka kale, waxeyna kamid yihiin dadka gawaarida laga xaday.

Warbixintan waxaa kasoo direy magaalada Toronta wariyaha VOA Xussein Nuur Xaaji.

WARKA TORONTO.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG