Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardayda ajnabiga ah oo loo diiday kulliyadaha caafimaadka ee Ontario


CANADA-INDIA/STUDENTS
CANADA-INDIA/STUDENTS

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa wadda qorshe ku saabsan sidii dadka deggen gobolkaasi ay u heli lahaayeen adeeg caafimaad oo horumarsan, iyo dhaqtarka qoyska oo dad badan ay xilligan ku dhib qabaan inay helaan.

Dadaallada ay waddo dowladda waxaa kamid ah in ardayda gobolka lagu dhiirrageliyo barashada cilmiga caafimaadka, iyadoo la joojinayo ardayda ajaaniibta ah ee gobolka ka barta caafimaadka.

Gobolka Ontario, waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee dalka Canada, waxeyna kamid yihiin bulshooyinka soo dhaweeyay dadaalla socda.

Ardayda ajnabiga ah oo loo diiday kulliyadaha caafimaadka ee Ontario
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG